Saacadihii lasoo dhaafay waxey ciidamada Mujaahidiinta Howlgalo xiriir ah ka kala fuliyeen qeybo ka mid ah Wilaayaatka Hiiraan iyo Shabeelada hoose oo kala dhaca Bartamaha iyo Konfurta dalka Somalia.
Hadii aynu ku hormarno dhanka Wilaayada Hiiraan waxey ciidamada Mujaahidiinta Howlgalo isugu jira Kamaa’in iyo Qarax la beegsadeen Kolanyo ka kooban Kufaarta Xabashida Itoobiya,Murtadiinta Jabuuti oo ay la socdaan Murtadiin Somali ah.
Weeraradan waxa ay ka wada dhaceen agagaarka deegaanka Garazyaani oo ah ka mid ah deegaanada hoostaga magaalada Beledweyne,Kamaa inada ayaa gaaraya ilaa saddex Weerar oo dhabba galyo ah kuwaasi oo khasaara kala duwan lagu gaarsiiyay cadowga allaah.
Isla kolanyadan ka kooban Kufaarta iyo Murtadiinta ayaa galinkii dambe ee maanta qarax culus lagula beegsaday agagaarka deegaanka Garazyaani kaasi oo sidoo kale khasaara kale lagu gaarsiiyay.
Waxaa Xusid Mudan in kolanyadan maalintii Saddex-aad ay la kulmeen weeraro culus waxeyna Saddex Maalmood muddo hadda laga jooga kasoo baxeen kolanyadaasi magaalada Beledweyne waxeyna kusii jeedaan degmada Halgan oo ay ku go’doon sanyihiin ciidamada Xabashida Itoobiya oo hadda ay sahay u wadaan.
Marka laga hadlayo Masaafada ay isku jiraan Beledweyne iyo Halgan waa 50 KM sida caadada ahna 50-km waxaa loo socdaa wax ka yar saacad kuma sii jirta markii lagu socdaalaya wado Laami ah sida Laamiga u dhaxeya Halgan iyo Beledweyne.
Balse arinta la yaabka ah waxey tahay Kolanyadan isugu jirta Kufaarta Xabashida Itoobiya iyo kuwa Murtadiinta Jabuuti waxey muddo Saddex maalmood oo xiriir ah ku socdaalayaan wadada isku xirta Beledweyne iyo Halgan iyagoona wali gaarin deegaanka Halgan oo 50 km u jira halka ay kasoo baxeen oo Beledweyne ah.
Tani ayaa cadeyn buuxda u ah Jabka iyo fashilka xoogan ee heysata Kufaarta iyo Murtadiinta waxaana xusid mudan in Kolanyadan Xabashida Itoobiya iyo kuwa Jabuuti isugu jirta iyaguba weey dareensanyihiin iney fashil iyo Jab xoogan ay dhex dabaalanayaan maadaada masaafo loo socda wax ka yar hal saac ay iyagu usocdaan wax ka badan muddo 72 Saac ah iyagoona wali aanan gaarin halkii ay u socdeen.