Rag hubeysan waxey weerar qorsheysan oo dil ah ka fuliyeen qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho kaasi oo xog dheeraad ah laga helayo.
Dilka waxa uu sigaar ah uga dhacay xaafad ka tirsan degmada Waabari waxaana dilka loo geystay sarkaal ka tirsan maamulka dowladda Ridada.
Sarkaalka la dilay ayaa magaciisa lagu soo gaabiyay Deeqow waxa uuna ka tirsanaay maamulka dowladda Ridada ugu magacaaban degmada Waabari oo ah isla degmada lagu dilay.
Ma’uuliyadda dilkan waxaa sheegtay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxa uu dilkan imaanayaa xilli maalmihii lasoo dhaafay weeraro ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay ka kala fuliyeen gudaha iyo duleedka Muqdisho ay ku dileen xubno ka tirsan dowladda kuwaasi oo isugu jiray Xildhibaan,Ergadii soo xushay xildhibaanada,.saraakiil iyo askar isugu jirta Kufaarta Afrikaanta iyo kuwa Murtadiinta.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.