Maxkamadda wilaayada islaamiga ah ee Gedo ayaa degaanka Ilbeete ee hoostaga degmada Baardheere, xukun xaddu Riddo ah kula fulisay afar xubnood oo jawaasiis ah, kuwaas oo basaas u ahaa sirdoonka dowladda saliibiyadda ah ee Maraykanka iyo kan maamul goboleedka ashahaada la dirirka ah ee Koonfur galbeed.
Xubnaha jawaasiista ah ee xukunka xaddu Riddaha ah lagu fuliyay waxaa ka mid ahaa, Bashiir Xassan Cabdi oo loo yaqaan Qudaama oo 39 sano jir ah, kaas oo u shaqeynayay sirdoonka dowladda saliibiyadda ah ee Maraykanka.
Jaasuuska labaadna, waxaa lagu magacaabi jiray, Cabdsi Cusmaan Rooble, oo loo garan ogaa Cabdi Gaabow oo (32) sano jir ah, kana tirsanaa sirdoonka maamul goboleedka ashahaada la dirirka ah ee koonfur galbeed
Midka saddexaadna waxa uu ahaa, Cali Bakar Cisman, oo 37 sano jir ah, kaas oo la howlgalayay sirdoonka dowladda saliibiyadda ah ee Maraykanka, jaasuuska ugu dambeeya ayaa lagu magacaabi jiray Maxamed Cali Maxcamed oo loo yaqiinnay Maxamed Amiin oo 26 jir ah, kana tirsanaa jawaasiista maamulka Ridada ah ee Koonfur galbeed, waxayna ugu dambayn maxkamadda ka hor qirteen inay ku howlanaayeen shirqoollo ka dhan ah dadka muslimiinta ah.