Idaacadda islaamiga ee Andalus oo ku hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab, qaybna ka ah warbaahinta islaamiga ah ee tebinaya xaqiiqda howlgalka inqimaasiga ah ee ay Mujaahidiintu ka wadaan xaruunta maamulka Riddada gobolka Banaadir,.
Barnaamijka oo ah mid aad u xiiso badan ayaa si toos ah looga dhagaysanayaa dhammaan xarumaha ay Idaacaddu ku leedahay wilaayaadka islaamiga ah ee Soomaaliya iyo baraha bulshada, waxaana xusid mudan in barnaamijkan sida tooska ah loo tabinayo ay howlgalka ka warbixinayaan ragga Inqimaasiyiinta ah ee howlgalka wada.