Andalus Podcast, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga ah Al-Andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shaqsiyad waayo joog ah oo umada Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.
Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah waxaana lagu gorfeeyaa mawaadiic mugleh oo wax tar uleh umada Soomaaliyeed.
Todobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah nabadoon Maxamed Axmad Guuleed Fartaag oo ka waramaya xaqiiqada golaha beelaha Hawiye, Shirkii Oday-dhaqameedka Hargeysa iyo dadaalladii dowladda Riddada ku bixisay in la kala diro Jihaadka.
Halkan ka dhagayso xalqada maanta ama hoos ka dhagayso xalaqaadka kale.