Andalus Podcast, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga ah Al-Andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shaqsiyad waayo joog ah oo umada Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.
Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah waxaana lagu gorfeeyaa mawaadiic mugleh oo wax tar uleh umada Soomaaliyeed.
Todobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah Sheekh Suldaan Muxammad Aala Muxammad oo laga waraystay Sooyaalkii uu goobjoogga u ahaa ee Dacwada, Jihaadka iyo halganka.
Halkan ka dhagayso xalqada maanta ama hoos ka dhagayso xalaqaadka kale.