Idaacadda Islaamiga ee Al-Furqaan waxay barnaamij gaar ah ka diyaarisay sida lagu boobay dhulka Muslimiinta ee Filastiin ee uu kamid yahay masjidka barakeysan ee Al-Aqsaa.
Wuxuu Barnaamijku kasoo bilaabanayaa ballanqaadkii wasiirkii arimaha dibadda ee Ingiriiska Arthor Balfoor ee ahaa in Yahuuda uu siinayo dhul ay degaan islamarkaana dowlad ka dhistaan.
Wuxuu barnaamijku is dul taagayaa xaaladihii kala duwanaa ee ay sooo mareen Musimiinta Filastiin, kacdoonnadii ugu weynaa ee dhacay Taariikhda Filastiin, isagoona ugu dambeyn Barnaamijka soo gudbin doona sida ay Muslimiinta kusoo ceshan karaan masjidka barakeysan ee Al-Aqsaa iyo guud ahaan Filastiin.
Waxaa Barnaamijka ka qeyb galaya Culimada diiinta Islaamka, Hogaamiyaal shahiiday iyo kuwa nool, iyo Aqoonyahanada Islaamiga ah.