Idaaacadda islaamiga ah ee Al-andalus waxay caawa baahisay barnaamij gaar ah oo lagu falanqeeyay filimkii aadka u xiisaha badnaa ee ay maanta baahisay mu’assasada Al-kataa’ib garabka warbaahineed ee xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab, kaas oo lagu soo bandhigay xasuuqii ciidamada saliibiyiinta Uganda ku qabsaday saldhiggoodii magaalada Buulo-mareer ee wilaayada Sh/hoose.
Barmaamijkan gaarka ah oo ah mid muhiim ah ayay idaacaddu ku faaqidday qodobbo dhowr ah oo uu ka mid yahay hadal haynta filimka dal iyo dibadba, sida looga warceliyay farqiga u dhaxeeya khasaaraha uu soo bandhigay filimka iyo qiraalka uu bixiyay madaxweynaha Uganda, iyo qodobbo kale oo muhiim ah.