Idaacadda islaamiga ah ee Andalus waxay caawa baahisay barnaamij kale oo gaar ah kaas oo lagu falanqeeyay duullaankii barakaysnaa ee ay ciidamada mujaahidiintu cagta ku mariyeen saldhiggii ciidamada saliibiyiinta Uganda ay kaga sugnaayeen degmada Buulo-mareer ee wilaayada Sh/hoose.
Barnaamijkam ayaa qayb ka ah barnaamijyo xiiso badan oo gaar ah kuwaas oo lagu faaqidayo duulaankii degmada Buulo-mareer, waxaana barnaamijka si gaar ah loogu faaqiday xaalka caawa ee degmada Buulo-mareer oo caawa 10 sanno ka dib markii ugu horraysay hoos harsanaysa harka shareecada islaamka, kaddib 9 sanno ka hor markii ay magaaladaasi duulllaan saliibi ah kusoo galeen kuffaartii Yugaaandha ee maanta laga xoreeyay magaalada.