Idaacadda islaamiga ah ee Al-andalus waxay galabta baahisay barnaamij gaar ah oo lagu falanqeeyay xadgudubyada iyo ihaanada ay dowladda saliibiyadda ee Sweden ku hayso musxafka Qur’aanka kariimka, iyadoo amartay in la gubo musxafka Qur’aanka, waliba kusoo beegtay maalintii koowaad ee ciidul-adxaa oo laga joogo 2 maalin.