Barnaamijkan oo magaciisu yahay islaamka iyo caafimaadka Iinsaanka ayaa ah barnaamij todobaadle ah oo dhawaan lagu soo kordhiyay idaacadda Islaamiga ah ee Alandalus, waana barnaamij aad u faa’ido badan oo qof kastaa uu u baahanyahay maadaama aad soo galayso magaca Iinsaanka oo ah dadka.
Halkan ka dhagayso Barnaamijka Caafimaadka Xalqada 6aad