Taliska ciidanka ee xarakada mujaahidiinta ayaa warsaxaafadeed rasmi ah oo horudhac ah kasoo saaray duulllaankii barakaysnaa ee ay saaka ciidamada mujaahidiintu ku qaadeen saldhigga maleeshiyaadka Riddada ee deegaanka Masagawaay ee dhaca wilaayada Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.
Taliska ciidanka ayaa sheegay in weerarkii Masagawaay Allaah fadligii lagu dilay inka badan 73 askari oo murtadiin ah ayna gacanta ku dhigeen dhammaan saanadii ciidan iyo gadiidkii dagaal ee xerada u yiilay murtadiinta oo ay ku jiraan gaadiidka loo yaqaano tikinikada ee qoryuhu ku rakibanyihiin.
Taliska ayaa sidoo kale sheegay in weerar kamiin ah loo dhigay maleeshiyaad murtadiin ah oo kasoo gurmaday dhanka degmada Ceel-dheer kuwaas oo iyana xasuuq ba’an loo gaystay.
Halkan Ka Dhagayso Bayaanka Taliska Ciidanka Mujaahidiinta.