Warsaxaafadeed kasoo baxay taliska ciidamada mujaahidiinta ayaa lagu faahfaahiyay camaliyaddii Istsih-haadiga ee saaka ay ciidamada mujaahidiintu ku qaadeen gudaha xarunta taliska ciidanka lugta ee kooxda Riddada Soomaaliya ee loo yaqaan kuliyadda Jaalle Siyaad, halkaas oo lagu weeraray maleeshiyaad murtadiin ah.
Warsaxaafadeedka taliska ciidanka mujaahidiinta ayaa u qornaa sidan.
Ciidamada Mujaahidiintu waxay maanta oo Isniin ah, saacadu markii ay ahayd 08:15 subaxnimo, camaliyad ishtish-haadi ah la beegsadeen saldhiga ciidamada ridada ee xerada loo yaqaano kulliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho. Xerada ay camaliyaddu ka dhacday ayaa sidoo kale ah taliska guud ee waxa loogu yeero ciidamada lugta kooxda ridada Soomaaliya.
Camaliyadda oo uu fuliyay mujaahid ka tirsan katiibada istish-haadiyiinta ayaa ka dhacday bartamaha xerada oo ay ku sugnaayeen ciidamo iyo maleeshiyaat ka tirsan ridada kuwaas oo kamid ah cadawgii lagu soo jebiyay dagaalladii ashahaado la dirirka ahaa ee ay saliibiyiinta iyo murtadiintu ku qaadeen wilaayaatka bartamaha Soomaaliya, gaar ahaan qayb kamid ah murtadiintii kasoo carartay wilaayaatka Galguduud iyo Shabeellada Dhexe.
Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaa cadawga ka soo gaaray camaliyada istish-haadiga ah.Tirada hordhaca ah ee dhimashada cadawga murtadiinta ah inta aan ilaa hadda xaqiijinay waa 7 (todobo) askari, halka dhaawucu uu yahay 16 murtad oo kale. Tiraduna intaas waa ay ka sii badan kartaa.
Halkan Ka Dhagayso Warsaxaafadeedka Taliska Ciidanka Mujaahidiinta.
Ama Halkan Ka Degso Warsaxaafadeedka Taliska Oo Dhamaystiran.