Idaacadda islaamiga ah ee Andalus waxay caawa baahisay dardaaran dhaxal gal ah oo uu ka tagay Istish-haadi Nuur Guhaad Bakar oo sidoo kale gudaha ciidanka mujaahidiinta loo yaqaan Muniir iyo Cabdixafiid, kana mid ahaa raggii Istish-haadiyiinta ee camaliyaadka nafhurnimo ku daahfuray weerarkii xoogganaa ee cagta lagu mariyay saliibiyiinta Yugaandha ee ka dhacay magaalada Buulo-mareer.
Istish-haadi Nuur Guhaad ayaa ka dhashay beesha Jareerweyne gaar ahaan Miyaawe, ka hor inta uusan u dhaqaaqin howlgalkiisa ayuu walaalkeen umadda muslimka ah uga tagay dardaaranno muhiim ah, wuxuu dhanka kale farriimo kulul u diray saliibiyiinta Uganda, isagoo fulinta howlgakiisa kusii jeeda ayuu ugu bishaareeyay ina laga abaalmarin doono gaboodfalladii ay kula kaceen dadka muslimiinta ah, ayna ku dumin doonaan xeryahooda, wuxuuna Allaah Subxaanahu Watacalaa qadaray in mujaahidiintu cagta mariyaan gaaladii Yugaandha ee ku sugnayd Buulo-mareer, xasuuq aan horay loo aragna kala dul-dhacaan, halkaas oo Allaah fadligii ay ku dileen inka badan 200 askar Ugandes ah.
Halkan Ka Dhagayso Dardaaranka Istish-haadi Nuur Guhaad Bakar.