Idaacadda islaamiga ah ee Al-andalus waxay baahisay dardaaran dhaxal gal ah oo uu ka tagay mid ka mid ah raggii fuliyay camaliyaadkii dhowaan gilgilay degmada Maxaas ee bariga wilaayada Hiiraan, camaliyaadkaas oo lagu weeraray saldhigyo iyo xarumo ciidan oo ay murtadiintu kaga sugnaayeen degmadaas.
Istish-haadi Cabdiladhiif Maxamed Sheekh Xassan oo ku magac dheeraa Cabdi-Xamiid waa mid ka mida halyeeyadii fuliyey camaliyaatkii barakeysnaa ee ka dhacay degmada Maxaas, inta uusan u dhaqaaqin howlgalkiisa ayuuna muslimiinta u dhaafay dardaaranno dhaxal gal ah, waxaana camaliyaadkaas Allaah fadligii lagu dilay 87 murtad oo ay ku jiraan saraakiil muhiim u ahaa murradiinta halka ay ku dhaawacmeen 130 kale.