Idaacadda islaamiga ah ee Andalus waxay caawa baahisay dardaaranka walaalkii camaliyadda Istish-haadiga ah ku weeraray kolonyo saliibiyiin Maraykan iyo maleeshiyaad murtadiin ah, taas oo shalay ka dhacday duleedka degmada Afmadoow ee wilaayada Jubbooyinka.
Camaliyadda istish-haadiga ah iyo weerarka ciidamada mujaahidiinta waxaa Allaah fadligii lagu dilay 38 xubnood oo murtadiin ah, kuwaas oo ay ku jiraan 3 ka mid ah saraakiishii hogaaminaysay ciidamada huwanta, 43 ayaa sidoo kale ku dhaawacmay weerarkaas, kuwaas oo 6 ka mid ah ay saraakiil ciidan yihiin, 10 gaari oo kuwa ciidanka ah ayaa ku burburtay camaliyadda mujaahidiinta, kuwaas oo 4 ka mid ah ay goobta uga carareen.
Waxaa camaliyaddaas dhiiggiisa ku qoray Istish-haadi Maxammed Macallin Aadan oo ku magac dheer (Jundullaah), oo ka dhashay beesha Boqolhore, wuxuuna kasoo jeedaa wilaayada Baay, ka hor inta uusan u dhaqaaqin howlgalkiisa ayuu walaalkeen ka tagay dardaaranno dhaxal-gal ah oo ku socda muslimiinta, wuxuu la hadlay walaalihiisa uu kaga tagay saaxada dagaalka jihaadka ah ee lagula jiro saliibiyiinta iyo murtadiinta, sidoo kale waxa uu walaalka la hadlay dadka Soomaaliyeed ee jihaadka ka fadhiyo iyadoo dalka uu ka socdo dagaal jihaad ah oo lagu xoraynayo dhulalka muslimiinta, farriimo kulul ayuu u diray murtadiinta kabaqaadka u ah saliibiyiinta.