Maanta oo ah maalin Khamiis ah taariikhda hijriguna ay ku beegan tahay koowda bisha barakaysan ee Ramadaan sannadka 1444 waxaa si rasmi ah inoogu billaabmi doono duruus muhiim ah oo uu inoo akhrin doono Sheekh Aadan Cabdiraxmaan (Aadan Sunne) oo ka mid ah culimada wilaayaadka islaamiga ah.
Duruustan oo ah kuwa muhiim ah cinwaankooduna yahay (فتوحات اسلامية في شهر رمضان). waa duruus looga qisayn doono futuuxaadkii waawaynaa ee muslimiinta usoo hoyday bishaan barakaysan ee Ramadaan maadaama ay bishani tahay bil jihaad.