Kitaabka Akhlaaqul-culamaa, waa mid ka ah duruusta idaacadda islaamiga ah ee Al-andalus ay bishan barakaysan ee Ramadaan ugu talagashay dhagaysteyaasheeda, waxaana kitaabkaan iska leh Al-imaam Abuubakar Maxamed Ibnul-xusayn Al-aajuri, waxaa kitaabkan inoo akhrinaya Sheekh Cazaam Abuu Yaxya Xafidahullaah.
Inta lagu guda jiro bishan barakaysan ee Ramadaan, waxaan akhristeyaasheenna si maalile ah ugu soo dhigi doonaa duruusta kitaabkan muhiimka ah, maanta oo ah maalin Arbaco ah, taariikhdana ku beegan tahay 16-ka Ramadaan, waxaan idin soo gudbinaynaa darsiga 16-aad ee Kitaabka Akhlaaqul-culamaa.
Halkan Ka Dhagayso Darsiga 17-aad Ee Kitaabka Akhlaaqul-culamaa.