Kitaabka Al-difaac Can-araadil Muslimiin, waxa uu ka mid yahay duruusta idaacadda islaamiga Al-andalus ay bishan barakaysan ee Ramadaan ugu talagashay dhagaysteyaasheeda, kitaabkaan waxaa allifay oo iska leh Sheekh Cabdalle Cazaam, waxaana kitaabkan lahjadda Mayga ku akhrinaya Sheekh Maxammed Garaar Xafidahullaah.
Inta lagu guda jiro bishan barakaysan ee Ramadaan, waxaan akhristeyaasheenna si maalile ah ugu soo dhigi doonaa duruusta kitaabkan muhiimka ah, maanta oo Isniin, taariikhduna ay ku beegan tahay 28-ka Ramadaan, waxaan idin soo gudbinaynaa darsiga 28-aad ee Kitaabka Al-difaac Can-araadil Muslimiin.
Halkan Ka Dhagayso Dersiga 28-aad Ee Kitaabka Al-difaac Can-araadil Muslimiin.