Diyaaradaha dowladda saliibiyadda ah ee Maraykanka ayaa duqaymo wuxuushnimo ah ka geystay degmada Bu’aale ee wilaayada islaamiga ah ee Jubooyinka, halkaas uu Maraykanku ku beegsaday dad shacab ah oo aan waxba galabsan.
Duqaymaha diyaaradaha saliibiyiinta Maraykanka waxaa inta la xaqiijiyay ku shahiiday wiil yar oo hal sano jir ah iyo hooyadiis, oo markii hore uu dhaawac culus kasoo gaaray duqaynta balse saaka u geeriyootay dhaawacaas, sidoo kale waxaa duqaymaha saliibiyiinta Bu’aale ay ka gaysteen degmada Bu’aale ku burburiyay guryo ay dad shacab ah leeyihiin iyo madaraso ay caruurtu wax ku barato.