Tafaasiil dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgalkii barakaysnaa ee ay ciidamada mujaahidiintu cagta ku mariyeen saldhiggii maleeshiyaadka murtadiinta degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho, halkaas oo askar badan looga dilay maleeshiyaadka Riddada, kuwa kakena nolasha looga qabtay.
Weerarkan barakaysan oo ku billowday camaliyadda Istish-haadiga ka dibna ay xigeen ciidamo xooggan oo gudaha ugu daatay saldhigga, waxaa inta la xaqiijiyay Allaah fadligii lagu dilay 19 Murtad oo 16-ka mid ah ay ahayaeen kuwa isku magacaabay Boolis Milataaro, halka saddexda kalena ay yihiin kuwa isku magacaabay Harmacad.
Waxaa sidoo kale weerarkan ku dhaawacmay 17 askari oo oo murtadiin ah, kuwaas 7 ka mid ah ay yihiin kuwa isku magacaabay Boolis Milataao halka 10 ka kalena ay yihiin Haramcad, waxaana xubnaha dhaawacyada qaba ku jira 2 Sarkaal oo midi yahay taliyaha saldhigga degmada Kaxda murtad Qalinle, halka kan kalena uu yahay taliye Horin ka tirsan maleeshiyaadka Boolis Milataaro, murtad Kheyre, waxaa sidoo kale nolol iyo geeri lagu la’yahay 20 askari oo murtadiin ah.
Ciidamada mujaahidiintu waxay Allaah fadligiis intii uu howlgalku socday gubeen 3 baabuur, oo mid ka mid ah uu ahaa gaari ciidan oo ku burburay qarax ay mujaahidiintu la beegsadeen xilli uu gurmad u ahaa murtadiinta, waxaana baabuurkan lahaa taliyaha qeybta galbeed ee gobalka Banaadir, murtad Mooshin.