Dowladda Riddada Soomaaliya ayaa toddobaadkan ku biirtay ururka lagu magacaabo East African Community ee marka magacooda lasoo gaabiyo loo yaqaano EAC, kaas oo ah urur ganacsi oo ay ku mideysan yihiin ugu yaraan 7 dowladood oo ku yaalla bariga iyo bartamaha Africa.
Hadaba Muxuu yahay ururka ganacsiga bariga Africa (EAC) ee ay ku biirtay kooxda ridada Soomaaliya? Maxayse tahay faa’idada ay dadka Soomaaliyeed ka heli doonaan ururkaas sida uu ku doodayo Xasan Sh. Maxamuud?