Murtad Xassan Sheekh Maxamuud madaxa kooxda Riddada Somalia ayaa weerar afka ah ku qaaday saaxiibadiisii uu 15 sanno ka hor u arkayay ciidan xoogan oo ay isku hallayn karaan, qudhiisana uu u ololeeyay inay wadanka duulaan saliibi ah kusoo galaan, si ay u ilaalaan kooxdiisa tabarta daran ee kitaab xoorka ah.
Isagoo ka hadlayay guuldarrada ay 15 sanno ka dib la joogaan ciidamada kuffaarta Afrikaanta, ayuu xaqiijiyay in weli ciidamadan ay ku suganyihiin xerooyinkii lagu soo ooday 15 sanno sanno ka hor, iskaba daa inay duullaan tagaane uusan xilligan jirin ciidan ciidan kale u gudbi kara.
Murtad Xassan Gurguurte oo sii hadlayay ayaa sheegay in ciidamada kuffaarta Afrikaanta ah ee la baxay Atmis aysan wax natiijo ah usoo kordhin kooxdiisa, isagoo xaqiijiyay in marka 2 meel loo qaybiyo Somalia ay kala bar si buuxda u maamulaan mujaahidiinta, halka ciidamada kuffaartana ay fadhiid ku noqdeen xeydaabyada kooban ee lagu soo ooday.
Halkan Ka Dhagayso Codka Murtad Gurguurte.
Hadalkan qiraalka ah ee kasoo yeeray murtad Xassan Sheikh Maxamud ayaa kusoo beegamaya, xilli dhammaadka bisha nagu soo aaddan ee June, lagu wado in ciidankii ugu horreeyay oo ka mid ah kuffaarta Afrikaanta laga saaro Somalia, faro isku taag taaggan iyo is eedayntan cadowga dhexdiisa ayaana ah mid muujinayso jabka iyo haziimada uu Allaah subxaanahu watacaala ku tuuray quluubta cadowgiisa.