Madaxa kooxda Riddada Soomaaliya, Murtad Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku digtay kuna jees-jeesay dadkii Muslimiinta ahaa ee saliibiyiinta Mareykanka 21kii bishii safar ee 1445 ku xasuuqeen deegaanka Ood-weyn ee duleedka degmada Ceelgaras ee wilaayada Galgaduud.
Murtad Xasan Sheekh Maxamuud ayaa difaacay ciidamada Mareykanka iyo Murtazaqada Soomaalida ah ee fuliyey weerarka, isagoo weerarka halkaas ka dhacayna ku tilmaamay mid lagu beegsanayey ciidamo ka tirsan Mujaahidiinta sida uu hadalka u dhigay.
Caruurta shanta ah iyo ayeeyadoodii lagu dilay weerarka ayuu ku tilmaamay inay yihiin bartilmaameed sharci ah oo la beegsanayo sida uu ku dooday, wuxuuna ku hadaaqay erayo iyo oraahyo ay xitaa ka sarriigteen Americankii hoggaaminayey howlgalka lagu laayey dadkaas shacabka ah.