Xafiiska warfaafinta ee mujaahidiinta ayaa si horudhac ah u shaaciyay khasaaraha ciidanka saliibiyiinta xabashida Itoobiya kasoo gaaray weerarkii cagmarinta ahaa ee lagula beegsaday duleedka degmada Rabdhuurre ee wilaayada islaamiga ah ee Bakool.
Khasaaraha horudhaca ah ee la xaqiijiyay waa dhimashada 167 saliibiyiin xabashi Itoobiyaan ah, kuwaas oo Allaah fadligiis lagu dilay cagmarintii ka dhacday duleedka degmada Rabdhuure, waxaana jiro tiro maxaabiis ah oo gacanta ku dhigeen ciidamada mujaahidiinta.