Boqollaal ka mida dadwaynaha muslimiinta ah ee ku dhaqan degmada Ceel-Cadde ee wilaayada islamaiga ee Gedo ayaa gabal dhicii maanta isugu soo baxay xeradii sannado ka hor lagu xasuuqay ciidamada Kenya ee ku taal magaalada Ceel-cadde, hakaas oo lagu fuliyay xukun xabaddu Ridda ah.
Maxkamadda Islaamiga wilaayada Gedo ayaa la hor geeyay illaa Afar ruux oo lagu eedeeyay in ay ubasaasayeen dowladaha Itoobiya iyo Mareykanka iyo sidoo kale sirdoonka kooxda Ridada Somalia.
Qaadiga maxkamadda Islaamiga ah ayaa goob fagaare ah ka akhriyay xukunka jawaasiista oo ahaa mid qiraal ah, halkaas ayaana lagu wada toogtay.
Hoos Ka Akhriso Magacyada Jawaasiistii Galabta Lagu Laayay Ceel-Cadde.
1- Diini C/Qaadir Max’ed U shaqaynayay Sirdoonka dowladda Maraykanka.
2- Ciise Cismaan Geelle u shaqaynayay Sirdoonka Xabashida Itoobiya.
3- Aadan Xassan Max’ed u shaqaynayay Sirdoonka Kooxda Ridada Somalia.
4- C/Caziiz Xassan Cabdi U shaqaynayay Sirdoonka Kooxda Ridada Somalia.
Halkan Ka Dhagayso Faahfaahinta Jawaasiista Lagu Laayay Ceel-Cadde
Calamada.com