Wali waxa isa soo taraya khasaaraha Kooxda ridada kasoo gaaray weerarkii Mujaahidiintu ay ku galeen hotel Villa Rosa oo dhaca xayndaabka madaxtooyada isla markaana ay daganaayeen saraakiisa ugu saraysa dowladda ridada, wax shacab ahna markii horeba loomaa ogolayn in ay aagga madaxtooyada kasoo ag dhawaadaan.
Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa xalay sheegtay khasaaraha kooxda ridada kasoo gaaray weerarkaas, iyadoo maleeshiyaadka ridadu ay warbaahinta u diideen in ay tagaan goobta iyagoo ka baqanaya in la ogaado khasaarahooda, hadana waxa maanta isa soo taraya in maydad hor leh laga soo helay burburka hoostiisa.
Hoos Ka Dhagayso Warbixinta Alandalus.