Mid ka mid ah ragga Inqimaasiyiinta ah ee ka dhex dagaallamaya gudaha xarunta maamulka Riddada ah ee gobolka Banaadir oo la hadlay warbaahinta islaamiga ah ee Andalus ayaa ka warbixiyay howlgalka Inqimaasiga ee ay maanta Mujaahidiintu ku qaadeen xarunta maamulka Riddada gobolka Banaadir.
Walaalka Inqimaasiga ah oo ka mid ah ragga Istish-haadiyiinta ah ee howlgalka wada ayaa haddana muslimiinta ugu bishaareeyay in howlgalka xoog ku galka ah uu si hasami leh u socdo isla markaana ay beegsanayaan murtadiinta ku go’doonsan gudaha xarunta, walaalka ayaa sheegay in murtadiinta ay dhowr jeer isku dayeen inay soo galaan xarunta balse uu waaqica jira u diiday inay gudaha soo galaan, sidaas darteed na ay albaabka hore tubanyihiin.
Inqimaasiga ayaa sidoo kale farriimo kulul u diray murtadiinta isagoo sheegay in duullaanka ay wilaayaadka kusoo qaadeen ay dhankooda u daba mareen xarumahooda iyo daarahooda ay ku dhuumaalaystaan.