Ciidamada mujaahidiinta ayaa Allaah fadligiis si buuxda ula wareegay gacan ku haynta xeradii cagta lagu mariyay saliibiyiinta xabashida Itoobiya ee duleedka degmada Rabdhuure ee wilaayada islaamiga ah ee Bakool, halkaas oo ay mujaahidiintu weerar culus oo cagmarin ah saaka kula jarmaadeen.
Weerarka cagmarinta ah ayaa ku billowday camaliyaad Istish-haadi ah waxaana xigay ciidamo xooggan oo ka tirsan jabhadda mujaahidiinta ee wilaayada Bakool, kuwaas oo iqtixaamay xeradii saliibiyiinta ay ka degeen duleedka deg Rabdhuure.
Ciidanka xabashida ee la beegsaday oo ahaa kuwa aad u fara badan ayaa kasoo baxay gudaha dalka Itoobiya waxayna kusoo jeedeen oo hadafkoodu ahaa inay badalaan xabashida duullaanka ku joogta degmada Waajid.