Madaxweynaha kooxda Riddada Soomaaliya murtad Xassan Gurguurte ayaa markii ugu horaysay si cad u sheegay in maamulka gumaystaha Yahuuda ee xoogga lagu dajiyay dhulka barakaysan ee Falastiin ay u aqoonsanyihiin dowlad sharci ah, sida uu hadalka u dhigay.
Waraysi uu siiyay warbaahin lagu magacaabo Carab News oo laga leeyahay dalka loo bixiyay Sacuudiga islamarkaana faafiya fikradaha Bin Salmaan iyo Bin Zaayad oo ah wakiilada rasmiga ah ee Yahuudda u jooga dalalka Sucuudiga iyo Imaaraadka carabta.
Murtad Gurguurte ayaa si aan ganbasho lahayn u sheegay in ay kasoo horjeedaan in la laayo dadka Yahuudda, sidoo kalena la argagax geliyo maamulka Yahuudda, waxuuna intaa ku daray in ay ku taagnaan doonaan mawqifkooda ah in maamulka Yahuuddu uu yahay dowlad sharci ah.
Halkan Ka Dhagayso Falanqayn Ku Aadan Hadalka Murtad Gurguurte.