Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Sheekh Aadan Sunne) oo ka mid ah culimada kunool wilaayaadka islaamiga ah ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay idaacadda islaamiga ah ee Andalus kaga hadlay arrimo kala duwan oo ay ka mid tahay xaaladda Falastiin iyo howlgalka Duufaanta Al-aqsaa ee ka socda dhulka barakaysan ee Falastiin.
Xalqadan oo ah tan 2-aad wareysiga gaarka ah ayuu Sheikh Aadan Sunne kaga jawaabay su’aalo dhowr ah oo ku gedaaman xaaladda Falastiin.
Halkan Ka Dhagayso Xalqada 2-aad Waraysiga Sheekh Aadan Sunne.