Qaylo dhaan ayaa kasoo yeertay qaar kamida maleeshiyaadkii murtadiinta ee lagu dhaawacay weerarkii u danbeeyay ee ciidamada mujaahidiinta ku qaadeen saldhigga maleeshiyaadka Riddada ee deegaanka Qaayib ee wilaayada Galgaaduud.
Maleeshiyaadkan oo warbaahinta la hadlay waxay sheegeen in aysan haysan wax daryeel caafimaad ah, islamarkaana looga kala cararay cisbitaal ku yaal magaalada Muqdisho, iyagoo intaasi ku daray in dhaawacyada qaar dalka waxba looga qaban waayay.
Waa dhaqan iyo caado ay leedahay kooxda Riddada Soomaaliya, xukumadda Riddada ah ee Xasan Gurguurte ayaana awoodi la’ in ay daryeesho dhaawacyada maleeshiyaadkii ay sida xaabada oo kale ugu soo gurtay furimaha dagaalka.