Shir jaraa’id oo uu warbaahinta u qabtay afhayeenka ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab Sh C/casiis Abuu Muscab ayuu kaga warbixiyay howlgalladii u dambeeyay ee ka dhacay wilaayaadka islaamiga Soomaaliya iyo dhulka NFD ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya, kuwaas oo siyaabo kala duwan loogu beegsaday maleeshiyaadka murtadiinta iyo ciidanka kuffaarta Kenya.
Afhayeenka ciidanka Mujaahidiinta ayaa shirkiisa jaraa’id kusoo hadal qaaday howlgalladii maanta ka kala dhacay wilaayaadka islaamiga ah ee Mudug iyo Hiiraan kuwaas oo khasaare ba’an dhabarka loogu saaray maleeshiyaadka Riddada.
Halkan Ka Dhagayso Shirka Jaraa’id Ee Afhayeenka Ciidanka Mujaahidiinta.