Maxkamadda wilaayada islaamiga ah ee Sh/hoose waxay xukun xaddu Riddo dil ah ku fulisay koox jawaasiis ah oo ka koobnaa shan xubnood, kuwaas oo basaas u ahaa sirdoonnada saliibiyiinta Maraykanka iyo midka murtadiinta.
Jawaasiistan shanta ah oo lagu khaarajiyay fagaare kuyaal magaalada Kuunyo barrow oo ay boqollaal qof goob joog ahaayeen, ayaa maxkamada wilaayada islaamiga ah ka hor qirtay inay masuul ka ahaayeen duqaymo lagu beegsaday dad muslimiin ah, kuwaas oo ka kala dhacay wilaayaadka islaamiga ah ee Gedo Jubbooyinka iyo Sh/hoose.
Xubnahan jawaasiista ah ee lagu dilay fagaaraha wayn ee Kuunyo barrow waxaa ka mid ah. 1- Ismaaciil Xassan Maxamed (Fashion), 30 jir basaas u ahaa sirdoonka saliiibiyiinta Maraykanka.
2- Jaylaani Cabdiyow Sh Cali, 52 jir jaaasuus u ahaa sirdoonka dowladda saliibiyadda ah ee Maraykanka.
3- Cabdiqaadir Faqi Cabdiqaadir, 38 jir ka tirsanaa sirdoonka saliibiyiinta Maraykanka.
4- Shaafici Maxamed Cali, 28 jir oo ahaa jaasuus ka tirsanaa sirdoonka Riddada.
5- Maxamed Muuse Dhimbil (Maxamed Deeq), 28 jir jaasuus u ahaa sirdoonka saliibiyiinta Maraykanka ee CIA-da iyo kan murtadiinta.