Sheekh Yuusuf kabo Ku Tukade oo mar labaad loo magacaabay waaliga wilaayada Shabeelaha Dhexe ayaa ka warbixiyay weerar culus oo Mujaahidiintu ay maanta ku xasuuqeen maleeshiyaad ka tirsan ridada iyo Macawislayda oo ku sugnaa Ruur Dugle.
Dagaalka ayaa waxa lagu dilay saraakiil badan oo qaar ka mid ah sheekhu uu magacaabay, sidoo kalena sheekhu wuxu baaq guud u diray dadka ku nool Shabeelada dhexe iyo guud ahaan muslimiinta.