Waaliga wilaayada islaamiga ee Hiiraan Sheikh Guuleed Abuu Nabhaan ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay Idaacadda islaamiga ah ee Andalus kaga warbixiyay camaliyaadkii Istish-haadiga ahaa ee gilgilay degmada Maxaas ee wilaayada Hiiraan, kuwaas oo lagu weeraray saldhigyada maleeshiyaadka Riddada.
Shiikh Abuu Nabhaan ayaa sheegay in camaliyaadkaasi fariidka ah ay dhabarka ka jabiyeen maleeshiyaadka Riddada ee shareeco la dirirka ah, isla markaana ay beegsadeen taliskii ugu waynaa ee laga soo abaabuli jiray dagaalka ka dhanka ah shareecada islaamka ee ka socda wilaayaadka Hiiraan Sh/dhexe iyo Galgaduud.