Waxaa si habsami leh u socda howlgalka Inghimaasiga ah ee ay ciidamada mujaahidiintu saaka ka wadaan dhismaha hotelka SYL ee magaalada Muqdisho, oo ah dhisme kaabiga ku haya xarunta madaxtooyada kooxda Riddada Somalia.
Mid ka mid ah ragga Inghimaasiyiinta ah ee howlgalkaan fariidka ah ka wada dhismaha xaruunta SYL ee magaalada Muqdisho, ayaa isagoo la dagaallamaya masuuliyiinta iyo saraakiisha kooxda Riddada Soomaaliya ee ku go’doonsan dhismaha xarunta SYL, idaacadda islaamiga Andalus kaga warbixiyay hadafka ay ugu duuleen xarunta dhismahaasi, isagoo bulshada muslimiinta ah ee ku dhaqan wilaayaadka islaamiga ah ugu bishaareeyay in howlgalkaan uu jawaab u yahay duullaanka uu murtad Xassan Sheekh Maxamuud ku qaaday wilaayaadka islaamiga ah.