Mid ka mid ah ragga Inqimaasiyiinta ah ee howlgalka barakaysan ee gaarka ah ka wada xarunta qarsoodiga ah ee maleeshiyaadka murtadiinta ay kaga sugnaayeen degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho, ayaa ka warbixinaya howlgalka ka socda dhismaha ay Mujaahidiintu weerareen.
Walaalkan Inqimaasiga ah oo la hadlay idaacada islaamiga ah ee Andalus ayaa xaqiijiyay in howlgalka uu si habsami leh u socdo isla markaana uu isdul taagay bakhtiga 22 xubnood oo murtadiin ah, maleeshiyaadka Riddadana ay soo qaadeen isku dayo dhowr ah oo ay ku doonayeen inay kusoo galaan dhismaha balse ay Mujaahidiintu fashiliyeen.