Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Istish-haadi ah oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Taliska ciidanka Mujaahidiinta waxa uu sheegay in camaliyadda oo ahayd mid aad u xooggan la doonayay in lagu khaarajiyo ra’iisul wasaaraha kooxda Ridada Somalia murtad Roobe xilli uu ku waajahnaa magaalada Gaalkacyo balse uu si dirqi ah kaga badbaaday camaliyadda, waxaana weerarka Istish-haadiga ah ku halaagsamay inka badan 14 isugu jira saraakiil iyo askar ilaalo u ahaa.
Tirada horu dhaca ah ee khasaaraha camaliyadda Istish-haadiyada waxa uu taliska ciidanka Mujaahidiinta ku sheegay 5 sarkaal oo sar sare halka 9 askari oo ilaalo u ahaana ay weerarka ku nafwaayeen, waxaana suuragal ah in khasaaruhu intaa ka bato.
Halkan Ka Dhagayso Faahfahinta Camaliyaddii Gaalkacyo.
calamada.com