Waxaa caawa deggan xaaladda deegaanka Ceel-lahelay ee duleedka degmada Ceel-garas ee wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud, halkaas oo galabta ciidamada mujaahidiintu cagta ku mariyeen saldhigyadii maleeshiyaadka murtadiinta Danab iyo maleeshiyaadka kale ee huwanta ah.
Saraakiisha ciidamada mujaahidiintu waxay soo sheegeen in degaanka ay habeenkii Koowaad ka babanayso Raayada Towxiidka, kaddib markii galabta weera culus oo cagmarin ah deegaankaasi looga xoreeyay maleeshiyaadka Riddada Bangaraafta ee sida gaarka ah u hoostaga Maraykanka.