Istish-haadi Cabdisalaam Cabdullaahi Samow oo sidoo kale loo yaqaan Axmed waa mid ka mid ahaa raggii fuliyay camaliyaadkii Istish-haadiga ah ee dhawaan ka dhacay magaalada Baardheere ee wilaayada Gedo, halkaas oo lagu beegsaday saraakiil iyo askar saliibiyiin xabashi Itoobiyaan ah.
Al-istish-haadi Axmed oo ka dhashay beesha Gaaljecel, ayaa ka mid ahaa raggii Istish-haadiyiinta ee uu Allaah ku sharfay inay camaliyaad ku beegsadaan ciidamada xabashida Itoobiya ee ku sugan Baardheere, halkaas oo khasaare baaxad leh lagu gaarsiiyay saliibiyiinta, Istish-haadi Axmed ayaa ka hor inta uusan u dhaqaaqin howlgalkiisa waraysi gaar ah siiyay idaacadda islaamiga ah ee Andalus, waraysigaas oo uu ku reebay farriimo dhaxal-gal ah oo ku socda muslimiinta iyo farriimo kulul oo ku socda gaalada iyo murtadiinta.