Deegaanka Baardheere oo qiyaastii 18Km u jira magaalada Beledweyne ee xarun goboleedka Hiiraan waa deegaankii ugu horreeyay ee ay saliibiyiinta iyo murtadiinta duullaanka ka dhan ah shareecada islaamka ee bariga Hiiraan kula wareegaan muddo haatan laga joogo 9 bilood ka hor, balse 1o cisho ka hor waxaa deegaankan si buuxda ula wareegay ciidamada mujaahidiinta ka dib markii ay halkaasi isaga carareen maleeshiyaadkii murtadiinta.
Idaacadda islaamiga ah ee Al-andalus waxay booqasho rasmi ah ku tagtay deegaanka Baardheere oo dhaca duleedka magaalada Beledweyne, si ay usoo indha indhayso isbellada amni iyo midka ganacsi ee ka jira deegaanka 9 bilood ka dib markii laga eryaday murtadiintii kusoo duushay.