Wilaayada islaamiga ee Bakool waxay ka mid tahay wilaayaadka islaamiga Soomaaliya ee ay maamusho xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab waxaana wilaayadan ku tallaabsatay horumarro ballaaran oo dhan walba ah, kuwaas oo dhammaantood laga dhaxlay ku dhaqanka shareecada islaamka.
Wilaayada Islaamiga Bakool waxaa jira dhowr arrimood oo ay kala gaar tahay wilaayaadka kale, waxaana ka mid ah in wilaayadan ay tahay mid halgan oo ay dadkeedu caan ku yihiin jihaadka, maadaama uu dalku ka socdo dagaal u dhaxeeyo islaamka iyo gaalada, qodobka labaad waa Gaalo nacayb iyo gumeysi diid, arrimaha ay sidoo kale caanka ku tahay waxaa ka mid ah malabka, haddaba si aad u ogaato arrimahaas iyo arrimo kale ku dhagayso warbixintan.
Halkan ka dhagayso warbixin ay arrimahaasi Andalus ka diyaarisay.