Wilaayada islaamiga ee Jubbooyinka oo ka mida wilaayaadka islaamiga ah ee Soomaaliya ee ay maamusho xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab waxaa ka jira horumaro ballaaran oo dhan walba ah, kuwaas oo dhammaantood laga dhaxlay ku dhaqanka shareecada islaamka.
Haddaba wax ka ogow shan arrimood oo ay wilaayada Jubboooyinku gaar la tahay, wilaayada Jubbooyinka arrimaha ay la gaarka tahay waxaa ka mid ah in uu kuyaal dhul baraha Soomaaliya, maadaama ay Soomaaliya ka mid tahay waddamada caalamka ee uu maro dhul baraha, sidoo kale waxay Jubbooyinku la gaar tahay waa mid kulmiso badwaynta Hindiya iyo wabiga Jubba, arrimaha ay la gaarka tahay wilaayadu waxaa ka mid ah inay kutaal magaalo laga wada helo labada kalluun ee badda iyo midka Wabiga, haddaba si aad u ogaato arrimahaas iyo arrimo kale ku dhagayso warbixintan.
Halkan ka dhagayso warbixin ay arrimahaasi Andalus ka diyaarisay.