Dhowaan waxay Mujaahidiintu howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen inta u dhaxayso degooyinka Luuq iyo Doolow ee wilaayada Gedo ku khaarajiyeen taliyihii sirdoonka kooxda Riddada Soomaaliya ee gobolka Gedo, murtadka la oran jiray Cabdiraxmaan Bakaal Kooke, oo ahaa mujrim ashahaada la dirir ah oo ay magacasiisa iyo muuqiisu dhibsadeen bulshada musliimka ah ee ku dhaqan wilaayada Gedo.
Haddaba wax ka ogow saddex arrimood oo soo dadajiyay inay Mujaahidiintu tallaabo sharci ah ka qaadaan murtad Bakaal Kooke, Allaah fadligiina ku khaarajiyaan howlgal qorsheysan oo ka dhacay wilaayadan Gedo, arrimaha soo dadajiyay inay Mujaahidiintu beegsadaan Bakaal Kooke iyagoo faahfaahsan ku dhagayso warbixintaan.
Halkan Ka Dhagayso Warbixinta Idaacadda Ee Dilka Murtad Bakaal Kooke.