Maktabka warfaafinta ee mujaahidiinta ayaa baahiyay warsaxaafadeed kasoo baxay taliska ciidanka mujaahidiinta oo lagu faahfaahiyay khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay camaliyaddii Istish-haadiga ee xalay fiidkii ay ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen nawaaxiga madaxtooyada kooxda Riddada Soomaaliya ee Muqdisho.
Taliska ciidanka ayaa sheegay in camaliyadda Istish-haadiga ah oo Allaah fadligiis sidii loogu talagalay u beegsatay saraakiisha iyo askarta Riddada ee bartilmaameedka ahaa oo isugu jiray saraakiil sirdoon, jawaasiista dharcadka ah, booliska iyo milatariga kooxda Riddada, waxaana halkaas kasoo gaaray khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dhimashada hordhaca ah ee saraakiishaasi ayuu talisku ku sheegay 9 murtad oo halaagsantay iyo dhaawaca 17 kale.