Mid ka mid ah saraakiishii Kooxda Riddada Soomaaliya ee ka badbaaday weerarkii ciidamada mujaahidiinta ay ku qaadeen xarunta Villa Reys ee magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay howlgalka uu goobjoogga u ahaa ee lagu beegsaday madaxda iyo saraakiisha Riddada.
Murtad Aadan Aw Xirsi oo ah Wasiiru-dowlaha waxa loogu yeero wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka Cimilada ee kooxda Riddada ayaa ka sheekeeyay sidii driqiga ahayd ee uu ku badbaaday saacadihii ugu horeeyay ee dullaanka.
Wuxuu sheegayaa in uu ka mid ahaa saraakiishii ku jirtay Villa Rays islamarkaana markii ciidanka inqimaasiyiinta ah ay soo galeen gudah ay dhankooda jabsadeen albaabka gadaale ee dhismaha , iyagoo galay qubuuro goobta ka ag dhawaa, halkaas oo ay mudo ku dhuumanayeen.
Weerarkii mujaahidiinta ay ku qaadeen xarunta madaxtooyada Kooxda Riddada Soomaaliya iyo Hotelka Rays ayaa waxaa Allaah fadligii lagu dilay waasiiro, wasiiro ku xigeenno, wasiiro dowlayaal, lataliyeyaal dhanka amniga ah iyo siyaasadda saraakiil iyo askar oo ka mid ah kooxda Riddada.