Waziirka waxay ugu yeeraan cadaaladda maamul goboleedka ashahaada la dirirka ah ee Puntland murtad Maxamed Cabdiwahaab ayaa eedayn kulul u jeediyay madaxa kooxda Riddada Soomaaliya murtad Xassan Gurguurte iyo qaar ka mid ah waziirradiisa.
Waziirkan ka tirsan maamulka Puntland ayaa sheegay in Gurguurte uu magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ka wado falal amni darro ah oo uu isaga horkeenayo bulshada ku dhaqan gobolka Mudug, gaar ahaan Gaalkacyo, isagoo xusay in arinkaasina ay qayb ka yihiin waziiro ka tirsan xukuumadda Riddada.