Idaacadda islaamiga Andalus waxay billowday barnaamij gaar ah oo qayb ka ah barnaamijyadeeda bisha barakaysan ee Ramadaan waana barnaamij la magac baxay Salafka Iyo Ramadaanka, kaas oo lagu faaqdi doono hab-dhaqankii salafka ee bisha Ramadaan, gaar ahaan acmaasha iyo dhaqannadii wanaagsanaa ee ay salafku la iman jireen inta lagu guda jiro Ramaanka.
Halkan ka Dhagayso Xalqada Koowaad Ee Barnaamijka Salafka Iyo Ramadaanka.