Bayaan kasoo baxay Matkabka warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa ka jawaabay Inkiraadda kasoo yeertay taliska ciidamada Mareykanka ee loo yaqaano AFRICOM, kuwaas oo war saxaafadeed isburinaya oo ay soo saareen isaga fogeeyey dhinac ka mid ah mas’uuliyada dadkii shacabka ahaa ee lagu xasuuqay deegaanka Oodweyn ee gobolka Galgaduud.
Bayaanka kasoo baxay maktabka warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in AFRICOM ay la timid jawaab aan maangal ahayn iyo hadalo aanan is qaadaneynin.